Muuse Biixi oo u ambo baxay dalka Jabuuti uu horey u joogay Madaxweyne Xasan Sheekh (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo oo maalmo kooban qaadan doona ugu ambo baxay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Safarka madaxweynaha Somaliland ugu baxay dalka Jabuuti waxaa ku wehliya wasiirro katirsan maamulkiisa, waxaana garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa kasii sagootiyay wafdiga madaxweynaha masuuliyiin katirsan maamulka Somaliland. Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse … Continue reading Muuse Biixi oo u ambo baxay dalka Jabuuti uu horey u joogay Madaxweyne Xasan Sheekh (Sawirro)